Uncategorized

Gabar Jacelkeeda Laga Dilay Oo Murugo Badan La Soo Daristay Xog Rasmi Ah

Gabar Jacelkeeda Laga Dilay Oo Murugo Badan La Soo Daristay Xog Rasmi Ah
iftineducation.com – Qiso muruqo badan ayaa waxay ku dhacday gabar u dhalatay dalka Shiinaha gaar ahaan gobal baadiyaha ah ee kamid ah dalkaas gabadha ayaa waxay aheyd gabadha indhoola ah waxayna dadeyda ay tahay 28 sano jir qoos aad u faqiir ah ayey ka dhalatay wax dhaqaala ah oo sidaas u badan meysan laheyn reerka gabadhas ay ka dhalatay waxay ka kooban yahin hooyo iyo 2 caruur ayeyba ka koo ban yahin qos kaas.

Gabadha indhaalo ah ayaa waxaa ladhashtay oo kaliya hal wiil oo walaalo ay yahin oo mel walba oo ay rabto u ka xeeyo hooyada gabadhas dhashay aad bay u jacleyd dhib walba waa ay ka ilaalin jirtay malin malmaha kamid ah ayaa waxaa dhacday gabadha iyo walalkeda ayaa is raacay waxaana dhacday walalkeeda gabadhas indhoola ah oo dayacay oo mel cidlo ah ku deeyay gabadhii walasheeda ayeyd waxaa iska fiirsanaayay oo u dhaqaaqay koob dhalin yaro badan ay ku ciyarayeen Balooni ama kubad qofba waa sida uu u yaqanee.
Waxaa dhacday gabadha indhoola ah in ay u wacdo walalkeeda lakin waaba uu ka tagay o mel cidlo ah ayuu ugu tagay lakin Alle waa naxriis badane qof walbana waa uu unaxaa waa uu na abuuray wax walba iyo arin walba oo nagu dhaceyso xakiisa ayuu ka qoran yahay waxaa dhacday gabadhii in nin kale oo gaari Taksi ah waday ayaa gabadhii oo walal keeda magaciis ku qey lineyso oo ay ku waxayso ayuu nin kaan ku soo cararay gabadhii ayuu sidii walalkeeda ugu geeyay waxuu u soo waday halkii dhalin yarada badan oo ay ku cirayeen balooniga walalkeedana halkaas ayuuba ugu haray uu joogay.
Gabadhan waa walasheyda ayuu dhahay sidii ayuu u soo waday walasheeda oo ay is ku halen gabadha ayaa aad u qurux badneyd walow oo indhoolo ay iska aheyd maalin malmaha kamid ah ayuu ninkii taksiila ahaa ee gabadha walalkeeda katagay u geeyay uu gabadhii xaafada ay tagan tahay ugu yimid waxuu u keenay ul bakorad ah oo aad u qurux badan walalkeedana waxuu siyay lacag yar oo waxuu kud hadhay waxa aad rabto ku gado gabadhana inta uusan katagin ayuu siyay lacag xogaa aad u badan waxa aad rabo ku sii gado ayuu ku dhahay.
Hooyada gabadha dhashay ayaa maalin mal maha kamid ah ninkii taksiilaha ah u wacday waxayna ku dhahday gabadhan oo indhoolaha ah maxaad ka rabtaa oo sidaan oo dhan aad ugu gar gareysaa ama aad u saacideysaa waxuu ku dhahay ninkii taksiila ahaa aniga hooya deyda iyo aabe heyga waa ay dhinteen reer kale ayaa i soo korsaday oo waxaan ahaa qof aad u faqiir ah oo wax hanti ah hore aan u laheen waan dareemi karaa marka dhibak ay lee dahay faqiir nimada.
Dhaqaalaha iyo hantida aan lee yahay manta ma’ahan mid aan kaligeyga lee yahay maxaa yeelay reer walba uu gar gaar u baahan ama sideeda kale dhibkii aan soo maray ee faqiir nimada ah ku jira oo dhan waxaan deonayaa in aan wax u qabto gabadhaana waan tagerayaa ee wax kale majiro hooyadii waxay ku dhahday waad mahadsan tahay hadii sidaas ay tahay ee gabadhan adiga ayaan kugu ogahay ee aad ayaan u jeclahay sidaas lasoco ayey hadal keeda ugu dan beeyay uu ahaa hooyadii.
Ninkii taksiilaha ahaa waxuu u sheegay in gabadhaas aysan wax ku xumaan doonin sidaas ayey ku kala tageen maalin malmaha kamid ah ayaa gabadhii in dhoola ahaa iyo ninkii taksiilaha ahaa ay isku soo raceen magaalada gaar ahaan Goobaha lagu nasto ee lagu shegeesto waxayan isku afgarteen jacel in ay isla qadaan oo isgursadaan gabadha indhoolaha ahaa ayaa waxay ku dhahday indhoolo ayaan ahay maxaad igu faleysaa waxuu u balan qaaday ninkii taksiilaha ahaa in isbitaal uu geen doono indhahana lsoo furi doono oo qaliin looga sameen doono isbitaal ayuu geeyay waxaa loo sheegay indhaha gabadhaas wax laga qaban karo oo ay rajo fiican ay lee yahiin.
Gabadha indhoola aheyd ayaa hore nin jacel u qaaday nin kaas oo ah nin tuug ah oo dilaa ah dadbadana soo dilay waxayna u sheegtay gabadhii indhoola aheyd nin kaas tuuga ah in aysan rabin waxuu us heegay ninkii tuuga ahaa in uu jacel yahay oo uu guursan dooni hadii aad i deedana si qasab ah ayaan kugu guursanayaa ayuu dhahay ninkii tuuga ahaa waxuuna ogaaday ninka tuuga ahaa gabadha indhoolaha ah in nin kale uu jacel ka dhaxeeyo maalin malmaha kamid ah ayaa waxuu ninka tuuga ahaa uu arkay ninkii dhaqaalah badan lahaa ee talksiilaha ahaa iyo gabadhii indhoola aheyd ee jacelka isku sheegay oo wada shekeysanaayo.
Ninka tuuga ahaa ayaa u yimid waxuu ku dhahay gabadhan faraha ka qaad hadii aad ka qaadi waysana waan ku dilayaa oo aaqiro ayaan kuu dirayaa ninka taksiilaha ahaa hadalkaas waxba kama dhigan wax weyn kama soo qadin oo jacelkiisa ayuu iska sii watay maalin malmaha kamid ah ayuu ninkii tuuga ahaa bistoolad soo qaaday gabadhii indhoola aheyd iyo ninkii taksiilaha ahaa oo xaafada gabadh ay dagan tahay mel u dhaw ku wada sheekeesanaayo ayuu ninki tuuga ahaa damcay in uu dilo ninkii tagsiilahaa ahaa lakin hoouada gabadha indhoolaha ahaa dhashay ayaa soo kala dhaxgashay halkaas ayaa xabada loo waday ninka tagsiilaha ahaa oo ay ku dhici laheyd ay ku dhacday gabadha hooya deeda hal kaas ayey ku dhimatay.
Ugu dan beytii maalin malmaha ka mid ahaa ayuu ninka tuuga ahaa dilay ninkii taksiilaha ahaa ee dhaqaalaha badnaa lahaa lakin inta ninkaas tagsiilaha ahaa ladulin ka hor gabadha ayuu qalin gabadha indhaheeda lacagtii lagu sameen lahaa uu shubay oo uu baxiyay gabadhiina indhaheeda waa loo sameeyay lakin waxay weesay jacelkii wax badan soo gacan qabtay oo laga dilay murugo iyo wal wal iyo jah warer badan ayaa soo food saaray gabadhii noloshadina waxaa ku soo biirtay murugo badan oo xiliga uu ka dhamaan doono aan la ogeyn.



____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com