Uncategorized

Fanaanadii Ebid Ugu Da’da Yared Ee Soogashay Fanka Soomaalida (Daawo).

Qaali Ladan

iftineducation.com – Fanka Soomaalida oo waayihii ugu danbeyey is badalo fara badan lagu arkayay ayaa dhawaan waxaa soo shaacbaxaysa in Fanaaniin aad uyaryari kusoo qufmayaan Fanka.

Fanaanadda Qaali Ladan oo ah fanaanad aad u yar ayaa soo saartay Bilaawgii sanadkan Hees Cajiib ah taasoo ay ugu Magac dartay” Soomaali weyney Sidee baan wax yeelaa” waa sida halheesta ka muuqataba waa hees Cataaw ah isla markaan ay Bulshada ku dacweyneyso Qalbiga ay jeclaatay.
Hadbaa Maalmahan danbe ayaa waxa soo badanaya in fanka Soomaalida lagu dhex arko fanaaniin aad u Da’a yar waxanaa rajo laga muujinayaa in eey wax badan ka badalaan Xaalada uu Dalka SOomaaliya ku suganyahay lagana yaabo in eey Nabad ku soo dabaalaan.
Daawo:

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com