Uncategorized

Digniin!!! Ha Daawaan Hadii aad kayartahay 18 sano – Ninkii Maanta Isku Qarxin Rabay Janaraal Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

Janaraal Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ka hadlay Weerar ismiidaamin ah oo maanta lagu doonayay in lagu qaarIjiyo kadib markii nin naftiis hore ah oo walxaha qarxa isku soo xiray gurigiisa Duhurnimadii maanta isku qarxiyay.

Cabdi Qeybdiid ayaa sheegay in Weerarkaasi lagu dili rabay uu fashilmay kana hortageen Ciidamada ilaalada u ahaa oo fashiliyay ninkii doonayay in uu isagu isku qarxiyo kuna toogteen gudaha gurigiisa .


Waxa uuna sheegay in labo nin ahaayeen raga weerarka soo qaaday mid kamid ahna uu isku soo xiray Walxaha qarxa gudahana usoo galay gurigiisa balse ee toogteen ilaaladiisa kadibna uu goobtaasi ku qarxay ninkii walxaha qarxa ku xirnaayeen halka kii kalana uu dilay mid kamid ah ilaaladiisa uuna goobta kabaxsaday.

Waa weerarakii ugu horeeyay ee nuucaan ah ee ka dhaca Maamulka Galmudug oo ka arimiya Koonfurta Magaalada Galkacyo .

______________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com