Uncategorized

Cilmi Baaris: Dadka Cayilan Ee Isgooya oo loo helay xal

Dadka Cayilan Oo Daawo loohelay
iftineducation.com – Waxaa sanadihii ugu danbeeyey aad usii kordheysay wax yeeleynta dadka cayilan kasoo gaarayey Isgoynta cajiraha,waxaana taasi sababay korarka cayilka oo keena in labada cajir ay is buurtaan.

Dad badan ayaa dhibaatadaasi xal u waayey,maadaama daawooyinkooda laga helin goobaha caafimaadka.
Shabakadda ka faaloota arimaha bulshada ee iftin education ayaa cilmi-baaris ay sameysay waxa ay ku ogaatay in marada baatida ay u noqatay daawo Isgoynta dadka cayilan.
Rag badan ayaa maradaasi baatida ka toshay Sirwaal / kastuumo, si ay uga badbaadaan dhaawac ka soo gaara Isgoynta labada cajirood.
Shabakadda waxa ay ogaatay islamarkaana ay xog rasmi ah ku heshay in rag badan oo arintaasi tijaabo ahaan u sameeyey ay ku guuleysteen inay ka badbaadaan ISGOYN.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com