Uncategorized

Amitabh Bachchan ama cali dheere oo xanuun la il daran Kadib. . .

Cali Dheere
iftineducation.com – Amitabh Bachchan ama Cali Dheere sida ay Soomaalida u taqaano oo ah ayaa dhawaan Qaliin xaga jirka ah gali doono kadib markii xanuun xaga caafimaad darro soowajahday.

Amitabh Bachchan oo ah 69 jir inta badan waqtigiisa ku qaatay Jilada Aflaanta Hindiga ayaa jug kasoo gaartay sanadkii 1982 kii Filim lagu magacaabo “Coolie” iyadoo dhaawacii kasoo gaarey Aktarka Filimkaasi uu la jiifey Muddo bilooyin ah iyadoo uu u dhawaaday dhimasho dhaawacaas daran kadib.
Sida ay qortay Wakaalada Wararka ee (AFP) Cali Dheere ayaa qorey Dardaran uu siinayo wiilkisa (Big Boss) loo yaqaano kaasoo Muddo Aishwarya Rai.
Amitabh Bachchan ayaa sidan oo kale Cisbital u galay sanadkii 2005 tii balse uu ka booday taa hada waxaa duco muujinayaa dadka sida gaarrka ah u taageera Aktarkan.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com