Uncategorized

112 Jir Somali ah oo Guur Saday Gabar 17 Jir Sheeko Cajiib ah.

112 Jir Somali ah oo Guur Saday Gabar 17 Jir Sheeko Cajiib ah

iftineducation.com – Arin aad u yaab badan ayaa waxay ka dhacday gudaha dalka somaliya gaar ahaan gobaladiis arin kaan ayaa waxay tahay oday soomaali ah oo magiisa layiraado Axmed Maxamuud Dhoore 112 sana jir ah oo ku nool Guriceel ayaa waxuu guursaday oo uu la aqal galay gabar 17 sani jir ah oo ku nol isla magaladaas Guriceel ee gobolka Galguduu.
Arooska oday gaas oo lagalay gabadha 17 sana jirka ah ee magaceedana lagu sheegay Safiyo waxuu sheegay Axmed Maxamuud Dhoore ee gabadhaas guursaday in gabadha jacel uu ku beeray kana dhaa dhiciyay kadibka ay isku afkar teen in ay nolosha isla wadagaan waxuu sii sheegay qasab in uusan ku guursan ee jacel in ay isku hayaan oo au ku wada aqal galeen mar qooska gabahdaas ay ka hadlayeen aroska inta uu socday ayaa waxay dhahen in ay ku faraxsan yahin ninka gabadha ay dhaleyn guursada.
Odayga ayaa waxuu sheegay ee gabadhas 17 sani jir ah in uu donaayo in carur ay u dhasho hore ayaa waxuu u guursaday jiray aad baan ugu farax sanahay ayuu hadal kiis ku soo kaba kabeeyay waxa uu sugaayo.
Ayaa 5 xasood oo ay u kala dhaleen caruur tiradooda ay dhan tahay 18 oo ifka u wada jooga arinta kale uu sheegay oday gaas ayaa waxay tahay gabadha hada uu la aqal galay in uu sugaayay tan iyo yaran teeda oo uu kor ka ilaashan hada waxay tahay in uu arko carur ay u dhasho gabadhas oo la aqal galay nin kaas odayga ah aroos kaan ayaa waxuu noqonaya inta laga warhayo kii ugu horeeyay ee noociisa ah oo ay isku guursadaan labo qof oo uu u dhexeeyo farqigaa dadaas ah ee aadka u kala wey.

____________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com