Uncategorized

Hadii Aad Lamaanahaaga si dhab ah u Jeceshahay iLaaLi 10-kaan Qodob?

Lamaane iftineducation.com – Qoysaska soomaaliyeed inta badan waxey ku noolyihiin khilaafaad joogto ah oo soo kala dhex galo had iyo jeer, khilaafaadkaas ayaa ula ka qeybsamo labo, mid ku imaado kalgaceyl xadkiisii dhaafay, iyo mid ka imaado labada qof midkood oo dib u socod ah ama sedexeeye uu ka faaideystay. Hadaba Shabakada www.kobciye.com iyo Allbanaadir.com Waxey halkaan idin kugu soo gudbinayaan…

Continue Reading
Uncategorized

Fadeexad iyo ceeyb weyn oo soo wajahday shirkadaha u dooda dadka iyo baabuurta ay shilalka wax ka soo gaaraan ee dalkaas Ingiriiska

iftineducation.com – Fadeexad iyo ceeyb weyn ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday shirkadaha u dooda magdhowga dadka iyo baabuurta ay shilalka wax ka soo gaaraan ee dalkaas Ingiriiska ka dib markii dhawaantaan la soo bandhigay sida foosha xun ee wax isdaba marinta iyo been abuurka shilalalka baabuurta ah ee ay ayagu masuuliyadeedu leeyihiin oo ayba sameeyaan shil baabuur oo aan…

Continue Reading
Uncategorized

Ninka Aduunka ugu cayil ballaaran oo u dhashay dalka Ingiriiska – Sawiro

Ninka Aduunka ugu cayil ballaaran iftineducation.com – Dalka Ingiriiska waxaa ku nool nin ay soo bandhigeen saxaafada dalkaasi oo la ildaran baruur & buurni keentay inuu ninkaasi dhaqaaqi kari waayo, Ninkan oo lagu magacaabo Martin oo 42 jir ah ayaa miisaankiisu gaadhay 368.31kg iyadoo ninkaa loo aqoonsaday inuu yahay ninka aduunka ugu buuran. Jariirada Dail Mail ayaa sheegtay in ninkaasi uu…

Continue Reading
Uncategorized

johannesburg oo aan Laga Aqoon wax jaceyl ah, lacag Ayaana ka Talisa. qormo

johannesburg iftineducation.com – Waa Magaalo Nolosheeda Ay ku Noolaan karaan Dadka  ku Nool nolosha dabaqadda Sare, Hala Yaabin hana Beeneysan Hadii Dhagahaaga Soo Gaaran Daaraha ugu Quruxda badan Waxa iska leh Soomali, waa magaalo ganacsi, waa Magaalo Dadka Buufiska Haya xarun u ah.   Intaasi Waxaa bar bar socda dhalinta guurdoonka ah ee ku   nool magaalada Johannesburg kana duula nolosha dabaqada hoose kuwaasoo…

Continue Reading
Uncategorized

Kareena Kapoor : Dookheyga Waa Salman Khan

salmaan khan iyo kareena kapoor iftineducation.com – Kareena Kapoor Aktarada 31 sano jirka ah ee dhawaan la filaayo in ay la aqalgasho ayaa waxay sheegtay ninka ay kala bixi lehed reer Khan oo la filayo inay u dhaxdo. Mar ay wareysi bixinaysay su,aal la waydiiyay oo ahed Jilaga ay kala bixi lehed reer Khan ayaa waxay sheegtay in dookh ahaan…

Continue Reading
Uncategorized

Wiil Soomaaliyeed oo lagu Xukumay Xabsi Gaaraya 100-Sano kadib markii uu sameeyay Arin layaab oo dadku la argagaxeen

iftineducation.com – Maxkamadan oo ku taala Magaalada wajeer ee gobolka woqooyi bari ayaa xukunkan ku riday wiil Soomaali ah kaasoo ku eedeysan inuu kufsaday gabar lix sano jir ah. Maxamuud Aadan Cali oo 20-sano jir Soomaali ah ayaa kufsaday gabar lix sano jir ah taasoo keentay in isagana la soo taago Maxkamadda Magaalada Wajeer. Xaakimkii Maxkamadda ayaa wiilkan Soomaaliga ah…

Continue Reading
Uncategorized

Maxaa Haweenka Ku Keeni Kara In Aysan Raaxo Dareemin Marka Xiliga Ciyaarta Socoto?

Haweenka Raaxada Dareemin iftineducation.com – Baaritaano la sameeyay ayaa lagu ogaaday in %75 haweenka aysan gaarin gariirka galmada(macaanka raaxada) waxa ayna qubarada ku xeel dheer nolosha qoyska u cuskadeen in tani ay sabab u tahay arimahaan soo socda. Iyada oo ka cabsi qabta in ay ka baxdo qadka: haweenka si weyn ayay uga baqaan in ay banaanka soo dhigaan dareemahooda ee…

Continue Reading
Uncategorized

Roberto Mancini oo aqbalay raali gelinta Tevez.

Carloz teves iyo Roberto Mancini iftineducation.com – Tababaraha kooxda Manchester City Roberto Mancini ayaa aqbalay raali gelin uu bixiyey carlos Tevez oo in muddo ah kooxda ay kala gadoodsanaayeen. Carloz Tevez ayaa raali gelin ka bixiyey wixi qalad ah oo uu ka galay qof walba oo Man.City ah,isagoona sheegay inuu diyaar u yahay inuu mar kale u ciyaaro kooxda. Tevez ayaa sheegay inuu…

Continue Reading
Uncategorized

Aabo Soomaaliyeed oo Isagoo Qabiil eegaya Qoyskiisa Ku Bur Buray (Qiso dhab ah oo Murugo badan Xumbaarsan)

iftineducation.com – Aduunyada Waa Safar aad U dheer uu Ruuxa kala Kulmo Dhibaatooyin aad u adag Waxaana Laga Doonayaa Ruux Walba oo Cariir Aduun la Kulma In uu Samir Kaashado  Qisadaan Waa Qiso dhab ah oo ka dhacday Dalka Ingiriiska Kuna Dhacday Oday Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Jaamac. Waxa uuna In Mudo ah Jaamac Isagoo Qax ah Ku sugan yahay Dalka…

Continue Reading