Uncategorized

Waxyaabaha Aad U Baahantahay Inaad Ka Ogaato Facebook Timeline?

Kadib markii dib loo dhigay wax badan, ugu danbeyntii Facebook wuxuu soo bandhigay naqshad cusub “Timeline” website kiiisa oo ugu tala galay dadka isticmaalo Facebookga oo dhan. Sida laga rabay Facebook Timeline in lasoo bandhigo bartamihii bishii September, lakin waxaa lasoo bandhigay isbuucii lasoo dhaafaayay.

September ka hor, Facebook waxow siiyay version beta (tijaabo) ah dadka isticmaalayaasha qaarkood si uu uhelo feedback (Arigtiyadooda). 
Hadda qof walbo wuu ka nimcaadi karaa Facebook Timline. Intaadan isticmaalin naqshadaan cusub ee Facebook Timeline, waxaad u baahantahay inaad ogaato sidey u shaqeyso naqshadaan cusub Facebook Timeline. Sida Iftineducation kasoo xigatay PC World, Isniinti (09/01/2012).

Waa maxay Facebook Timeline?
Timeline waa naqshad cusub ee profile-ka Facebook-ga oo badalidoonta midi hore. Naqshadan cusub ee Timeline waa jira isbadalo badan lagu sameyay profile-ka, sida “Story Of Your Life” Meeshaan waxaa ka arki kartaa kor ilaa iyo hoos taariikhda waxii hore aad qortay bilowgi illaa hadda.
Maxaa lagu soo bandhigaa Facebook Timeline?
Status-ka aad qortay, Sawirada asxaabtada, taarikhda shaqadada, isbadalada relationship kada, iyo kuwo kalo badan ayaa lagu soo koobayaa profile kaada.
Facebook Timeline Mabadali doonaa Facebook Wall?
Waxey u dhaxeysaa Haa iyo Maya. Timeline waxuu badali doonaa wajiga hore ee Profile-kaada iyo Wall-ka hadii aad adiga dalbato.
Kawaran Arimaha Security yaa arki kara Timeline Facebook-geyga?
Dadka isticmaalo Facebook-ga dhan wey arki karaan Timeline kaada si guud ah, laakin dadka dhan mawadi arki karaan status-kada kaliya dadka adiga u ogashahay.
Wax maka tiri kara, mana ka badali karaa status, sawir, iyo kuwa kale Timeline?
Haa, tiritaanka waa dalab, waxa kugu filan adigo klik ku dhaha icon ka yar ee dhinaca midig waxaadna arki doontaa batoon eey ku qorantahay “Delete”.
Sideen ku heli karaa Facebook Timeline?
Booqo website-ka Facebook Timeline, kadibna klik kudheh “Get it Now”  qeeybta midig ee hoos. 
kafaaideysasho wacan! (Adam).
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com