Uncategorized

Waa Kuwaan 10-ka Game Ugu Caansan Facebook 2011.

Gardens of Time (Playdom) oo ku guuleystay game-ka loogu jecel yahay Facebook.

iftineducation.com – Facebook waxow soo bandhigay 10 ka game ee loogu ciyaaris badan yahay 2011. Tiradaan oo celcelis ahaan laga soo qaatay 100.000 oo dheesha games ka bishi ayadoo la tix galinaayo game-mmka loogu ciyaarta badan yahay.

Liiskaan waxaad ka arki kartaa game-mamka ugu caansan Facebook iyo dadka soo saaray wadamada ay ukala dhasheen, shaqsiyaadka ku guuleysatay ee sameeyay game-ka ayaa waxey ka soo kala jeedaan wadamada Seatle, Seattle, Santa Monica, Canada, GermanySerbia and Prague.

mida cajaa’ibka waxey tahay in Cityville Zynga hoos usoo dhacay sanadkaan in ciyaarta waxaana ka galay booska Gardens of Time Playdom. konsep ahaan labada cayaar waa isku mid.

Inkastoo Gardens of Time, qofka ciyaaraayo oo dhisi karo deegaan, laga bilaabo magaalada Troy, pyramids of EgyptBig Ben clock tower ee Westminster London ilaa iyo Hanging Gardens ee Babylon. Qof ciyaaraaya game kaan ayaa lagu dalxiisinaayaa dhismooyin taariikhi ah ee aduunka oo idil.

waa kuwaan kuwa ku guuleystay 10 ka game ugu caansan Facebook 2011.
  1. Gardens of Time (Playdom) – http://www.facebook.com/GardensofTime
  2. The Sims Social (EA) – http://www.facebook.com/TheSimsSocial
  3. Cityville (Zynga) – http://apps.facebook.com/cityville/
  4. DoubleDown Casino (DoubleDown Interactive)
  5. Indiana Jones Adventure World (Zynga)
  6. Words With Friends (Zynga)
  7. Bingo Blitz (Buffalo Studios)
  8. Empires & Allies (Zynga)
  9. Slotomania-Slot Machines (Playtika)
  10. Diamond Dash (Wooga)
Source:



W/Q Aden Abdi

———————————————————————————-
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com