Uncategorized

Qodobo Romantic Ah Oo Ay Haweenka Jecel Yihiin Balse Ragga Iska Indha-Tiraan

Shan hab oo Romantic ah ayaa jira oo ay haweenka jecel yihiin balse ay ragga iska indha tiraan balse haweenka qiimo weyn ugu fadhiya.
Gacanta Oo Laga Qabsado Munaasabad Iyo Bilaa Munaasabad: tani haweenka waxa ay ka qaadaan dareen ah deganaasho dhanka qalbiga ah .
In si naxariis leh uga qaado timaha ka soo saarma wajiga marka ay guriga joogto oo ay wadahadlayaan, waxa ayna tani tusineysa ihtimaamka aad u hayso .
In aad farahaada uga masaxdo uga tir tirto ilinta ka timaada haddii uu dhib haysto taasi waxa ayna taasi dareensiineysa naxariis kalgaceyl.
In aad ku tiraahdo waan ku jeclahay xitaa hadii ay careysan tahay , taasi waxa ay wax ka badaleysaa shucuurteed.
In aad gacmaha ka dhunkato una sheegto in ay tahay barwaaqo uu Alle ku maneystay , waxa ayan tani dareensiineysaa in aysan jiri karin haweeneyda qalbiga ninkeeda kula tartami karta .
Haye ka waran aqriste ma la dhihi karaa ragga Somalida habkaan Romantic ah waa ay ilaawsan yihiin , waa muhiim fikirkaada .
____________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com