Uncategorized

Qiso Naxdin Badan Hooyo Ubadka Ay Dhashay iibsan Rabtay Arin Dhab Ah

Hooyo ubadka ay dhashay iibsan rabtay

Arin aad u yaab badan ayaa waxay ka dhacday dalka makeekanka arin kaas oo ah hooyo u dhalatay dalkaas wiil ay dhashay waxay ku gadal rabtay lacag aad u yar lacagtaas oo ah 15 kun oo doolarka dalka mareekanka ah lakin waxaa ka war helay ciidanka dowlada dal kaas waana laxeray ayadoo hada ku xeran xabsi ku yaalka dalka mareekanka waxaana lagu wadaa dhawaan in maxkamad lasoo taago markaas oo lagu wado in xukun lagu rido xukun kaas ayaa waxuu noqon karaa ayaa lalee yahay in xabsi ladhigo oo mudo sanado ah qaadata oo lagana qaado ubadka yar ee ay dhashay hoyadas in ay ka qaadato dowlada dalka mareekanka., Gaar ahaan qeebta xanaanada carurta ah arin kaan ayaa ah midka ugu hadal heenta badan dalka mareekanka lamagaranaayo gorta arin kaan xal dhab ah ay ka gaarti donto maxkamada arinkaan hada ku guda jirto ubadka yar ayaa waxaa kaganta ku heeso hay’ada bar baarinta iyo gacan ku dhiga carurta waalid kooda ay dacayaan heeso ayaa hada la wareegay hooyada dhashayna xabsi ayey muteysatay o aan la ogeen gorta ay ka soo bixi doonto Waxaad dhageysataan heesta hooyo macan oo ah hees aad iyo aad u qiimo badan una qiiro badan.


__________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com