Uncategorized

Nin qaawan islamarkaana hubeysan oo jaahwareer ka abuuray Shacabka iyo Booliska (Daawo Muuqaalkaan Yaabka badan)

Nin qaawan islamarkaana hubeysan 

iftineducation.com – Nin qaawan islamarkaana hubeysan ayaa wuxuu jaahwareer ka abuuray magaalo ku taal dalka Australia oo lagu magacaabo Perth.

The naked gunman (ninkii qaawanaa) sida ay saxaafada austaralia ninkaasi ku magacaabaan ayaa isagoo hubetsan wuxuu dusha ka saarnaa mid ka mid ah dhismayaasha ku yaalo bartamaha magaalada isagoo pistooladiisana ku soo aadinayey dadka taa oo dadkii ku abuurtay cabsi badan


Sidoo kale Wuxuu xirmay dhamaan dhaqdhaqaaqii magaalada, intaa kadibna waxaa meesha soo gaaray gurmad ay ka mid ahaayeen police, gawarida gaashaaman, amblance iyo helikopter, wadahadal dheer ka dib ayey booliska u suurogashay inay gacanta ku dhigaan ninkaas




______________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com