Uncategorized

Mike Tyson Oo Tuug U Soo Dhacay Qolkiisa Hotelka, Kadibna Cararay Tuugii Markow Ogaaday. . .


Mike Tyson

LAS VEGAS, iftineducation.com – Tuugaan oo ka qaraaban jiray qolalka hotelada, waa cararay kadib markuu ogaaday inow target kiisa maanta noqday feeryahankii cuslaa ee qaaday championka aduunka Mike Tyson.


Tyson oo ku nasanaayo qolkiisa hotelka The Cosmopolitan, Las Vegas, asaga iyo familkiisa oo daawanaayo showga heesaaga caanka ee Stevie Wonder habeenkii isbadalka sanadka.


Feeryahanka Championka aduunka 1980-1990 kii Mike Tyson, waa soo kacyay kadib markuu maqlay cod iyo iftiin toosh qolkiisa dhaxdiisa ah. Sida laga soo xigtay hotelka, Tyson oo soo kacay wuxuu arkay sitoos ah qof orod kaga sii baxaaya qolkiisa.

Qeebta Nabad galyada ee hotelka The Cosmopolitan waxey sheegeen ineey heleen war galin inow tuug u soo dhacay qolka Tyson, Waxey sheegeen in tuuga waxba uusan ka qaadanin feeraryahanka tunka ween ee Tyson ” waxaan helnay war galin illaa hadana waxaan wadnaa baaris.”

Mungkin tuugaan waxow ka jecelyahay iney qabtaan Police-ka intow kacanta u gali lahaa Tyson. wkwkw

W/Q : Aden Abdi
__________________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com