Uncategorized

Happy New Year 2012″ – Gabar Cod Macaan Oo Aqristayaasha iftineducation Hees Ugu Ducaynaysa

Hambalyo ! Hambalyo ! Hambalyo ! Waa habeenkii curashada sanadka 2012 hambalyaan idinsoo hibaynaynaa hadii aanu nahay bahda Adduun Team oo isku duuban, waxaan idiin leenahay habeen wanaagsan, Happy New Year 2012, ILAAHAY sanadkan cusub hanooga dhigo kii ay ku islaaxi laheyd Umadeena Soomaaliyeed, sanadkan kiisana ILAAHAY hanagu simo anagoo nabad iyo caano iskula cawaynayna dalkeena hooyo ee lama huraanka ah INSHA ALLAAH.
Iftineducation oo aad uga barateen warbixinada arimaha bulshada oo isku dheelitiran, ayaanu sanadkan waxaan idin balanqaadaynaa inaan barnaamijyo wejiyo cusub ah, islamarkaana casri ah aan kusoo kordhin doono bogga aynu Internetka ku leenahay ee www.iftineducation.com
Hambalyada sanadka cusub ee 2012 aawadeed waxaanu idin leenahay nagula raaxaysta Hees ducada ah ee ay gabadhan Soomaaliyeed ee luuqda macaan ay u hibaysan aqristayaasha Bogeena adduun.com, waxaana ereyadeeda ka mid ah : –
Waan heesayaayee, sanad waliba hood iyo hawl iyo dhibataiyo wuxuu hadmiyo leeyahay, waa laga helaayoo hadhow lagu xasuustaa, kii noo hagaagee noqo loo han weyn yahay”.
Qaar kaa Horeeyoo
Hodanaana dhaafay
Halkii Loogu Mahadnaqay
Ka Habaabi maysidee.
Kuwa harayna dabadeed
Waa La hubsan doonaa……….. 
{Waxaa horey ugu luuqeyn jiray Boqorkii Fanka Soomaaliyeed ee Tubeec}, balse iminka gabadhan ayaa leh…
Daawasho Wacan 

Aden Abdi
admin@iftineducation.com