Uncategorized

Facebook oo badbaadiyay nolosha hooyo iyo gabadheeda?


Ilutrasi (Foto: Dailymail)

SAN FRANSISCO – Barakada Allah iyo tan ay Update gareeysay Status-ka Facebook-ga aawaded, hooyadaan iyo gabadheeda oo 17 bil dhalan ka badbaadeen afduub loogu heestay guri dhaxdiisa 15 maalmood.

Sida lagu daabacay News Yahoo, Abraco (28/12/2011), sidey warisay Associated Press, waxey ku badbaadeen labada qof barakada Allah iyo tan hoyada oo usoo dhumuutay qolka fadhiga oo yaalay laptop kadib qortay status ah sideey wax ugu dhaceen kadibna ku dirtay facebook-ga, waxeey codsatay caawinaad dag-dag ah, eyna ku sheegtay ineey suura galtahay in ladilo barito subixi hadanan laga soo gaarin.

Faa’idadeedi kadib markey update gareysay status-ka Facebook-ga , saaxiibadeeda ayaa si dhaqsi ah ku war galiyay arinka police-ka. Wax badan inteysan ka soo wareeganinba, polis-ka Salt Lake City si dhaqsi ah ku yimid meesha afduubka loogu heestay kadibna bad baadiyayay hooyada iyo canugeeda.

Meeshey wax ka dhaceen, Police-ka waxoow kula kulmay, qofka falka geestay oo ahaa gacaliyaheedii hore Troy Reed Critchfield. Masameyn oo kaliya afduub, laakiin Critchfield xitaa wuxuu u geestay jirdil dhibanaha, xata waxuu dharbaaxay canugeeda.

Dhibaatada oo geestay aawadeed, Garyaqaanka waxoow ku xukumi doonaa shan sanoo xarig ah Critchfield. (Aden)

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow

iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com