Uncategorized

Daraasaad – Gabdhaha China Way Ka Ad-adagyihiin Ragooda?

Tirakoob lagu sameeyay haweenka dhanka ciidanka uga jira dalka Shiinaha ayaa lagu ogaaday in ay ka badanyihiin raga ku nool dalkaasi gaar ahaan ciidanka gaarka loo yaqaano oo ay dhici karo in aad ku dhimato xiliga lagu tababarayo.

Muuqaalo ay baahisay wakaalada sirdoonka dalkaasi Mareekanka oo hadafkeeda uu ahaa kaliya sidii ay ku ogaan laheyd tira koobka ayaa ku sheegtay arintan in ay tahay mid la yaab leh maadaama inta badan gabahaasi ay noqdaan kuwa ka shaqeeya howlaha sirdoonka ee dalkaasi uu ku caanka yahay.
CIA-da Mareekanka ayaa walaac ka muujisay korarka ciidanka gaarka ah ee u badan gabdhaha ayadoona ay sheegtay in loo adeegsan karo goobo badan iyo qeybaha kala gadisan ee ciidanka dalkaasi iyo arimaha dibada.
DAAWO MUUQAALO
____________________________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com