Uncategorized

Baro Dalkaaga Hooyo – Sheekooyinka Qadiimka Ah Ee Soomaaliya

Sheekooyinka Qadiimka ah ee Soomaalida waxaa kamida: 
  • Dheg-Dheer iyo Boholaha Xargaga
  • Araweelo iyo Oday Biiqay
  • Wiil-Waal iyo Afadiisii
  • Aw-Geedi Baabow iyo todobaadka arooska
  • Cigaal Shiidaad iyo Fulaynimadiisii
Waxaan akhristayaasha markale xusuusinayaa in qoraalkaan aan ugu talagalay aqoon isweydaarsi iyo aqoon kororsi. Waxaan idinku casumayaa in ay ii soo gudbisaan fikradiina kusaabsan qoraalkan.


__________________________________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com