Uncategorized

Ma Ogtahay Meeshow Kasoo Aslamay Qalinqori (Pencil)?

Pencil (Qalinqori) Qalin qorigi ugu horeeyay aduunka waxaa lasameeyay sanadka markuu ahaa 1565 Ingiriska, laakiin hal qarni kadib ayaa sitoos ah loogu soo saaray Jermal-ka. Sanad walbo waxaa lasoo saari jiray 14 bilyan xabo oo qalin qori ah aduunka dhan. Tirada ugu badan waxaa loo dhoofinjiray Mareykanka oo qaadan jiray (2 bilyan oo xabo). Hadii ladhihi lahaa waxaa lasameynaa xariiqan…

Continue Reading
Uncategorized

Garsooreyaal Tennis-ka Ah Oo Muqdisho Lagu Tababarayo. (bbc somali)

Garsooreyaal Tennis-ka Ah Oo Muqdisho Lagu Tababarayo. iftineducation.com – Xairiirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha tennis-ka ayaa maanta Muqdisho ka furay tababar soconaya muddoo lix casho ah oo ay ka qeybgalayaan shan iyo toban garsoore oo ciyaaraha tennis-ka dhexdhexaadiya. Guddoomiyha xiriirka tennis-ka ee Soomaaliya, Cabdullaahi Ciise oo ka hadlay furitaankii tababarka ayaa sheegay inay ku dadaalayaan horumarinta ciyaaraha iyo garsoorka tennis-ka, isla…

Continue Reading
Uncategorized

Leon Panetta Dilkii Hogaamiyihii Shabakada Al-Qaacida Osaama Bin Laadin Waxaa ka danbeeyay Dhaqtar u Dhashay Dalka…

Leon Panetta iftineducation.com – Wasiirka Gaashaandhiga dalka Mareykanka Leon Panetta ayaa u sheegay mid ka mid ah tv-yada ugu afka dheer ee SBS-news ee dalka Mareykanka, Leon Panetta ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday cidii gacanta weyn ka geysatay dilkii Osama Bin Laden. Mr.leon Panetta ayaa sheegay in uu ka wal-wal qabo aayaha dambe ee dhaqtar Pakistani ah oo…

Continue Reading
Uncategorized

Shidaal Soomaaliya laga qodayo goor dhow

Hadaad mudo dheer maqli jirtay Soomaaliya Shidaal ayaa ku jira, goor dhow waxaad ogaan doontaa inay dhab tahay iyo in kale. Sida qorshaha uu yahay bishan gudaheeda ayaa waxaa bilaabanaya qodistii ceelashii ugu horeeyay ee shidaal laga baaro Soomaaliya. Shirkadaha Africa Oil iyo Range Resources ayaa waxay wadajir uga baarayaan shidaal goobihii horay daraasaadka loogu sameeyay ee lagu tuhunsan yahay…

Continue Reading
Uncategorized

Waa Kanaa Telefonka Ugu Horeeyay Aduunka Ee Lasameeyay?

iftineducation – Waa kanaa telefonkii ugu horeeyay aduunka ee lasameeyay oo cabirkiisa aad u weynyahay, laakiin telefonkaan waxaa ugu hadli kartaa oo kaliya fogaan la’eg haaf mile kaliya. Marka laga fiiriyo xaga design ka iyo cabirka weyninka, telefonkan ugu horeeyay aduunka aad ayuu uga fogyahay marka loo fiiryo telefonada casigaan, oo saa’idka uyar, kulana hadli kartid meeshaad doonto caalamka. Laakiin…

Continue Reading
Uncategorized

Daawo – Gabadh Wariye Ah oo Aabaal Marin CNN ka Heshay Markii Ay Soo Ogaatay Arrin Llagu Sameeyo Gabdhaha Soomaliyeed ee Ku Nool Dalka Kenya.

Gabadh wariye ah oo Aabaal marin CNN-ka ka heshay iftineducation.com – Faadumo Noor oo ah weriye dhinaca qoraalka ayaa ku guuleystay ilaa iyo labo Aabaal marno, kaddib markii ay soo shaac saartay sheeko naxdin leh oo bulsho badan u iftiimisay khatarta shaqooyinka qaar laga la kulmo. Faadumo ayaa ka warheshay in ay jiraan khataro dhinaca gabdhaha ah, kuwaas oo ay…

Continue Reading
Uncategorized

R/wasaaraha Australia Julia Gillard oo kabaheeda ka carartay markii ay soo weerareen dad diidana.

iftineducation.com – R/wasaaraha dalka Australia Julia Gillard ayaa isku dhejisey mid kamid ah ilaaladeeda, si ay ugaga badbaado koox banaanbaxayaal ah oo dadkii loogu yimid dalka Australia ah magaalada Canberra. Booliska ilaalada u ah iyo booliska ka hortaga banaanbaxayaasha ayaa isku gadaamay oo gabaad siiyey haweeneyda R/wasaaraha ka ah Australia markii lagala soo cararay xaflad ay ka qeybgalaysay maalinta Australia…

Continue Reading
Uncategorized

Mas labo gees leh oo lagu arkay dalka Tanzania.(daawo sawiro)

iftineducation.com – Mas aan hore noociisa dunida loogu arag ayaa lagu arkay dalka Tanzania iyadoo uu maskan yahay mid midabkiisu yahay hurdi iyo madow, maskan ayaa indhihiisa waxa ay yihiin kuwo cagaaran halka uu labo gees oo yaryar leeyahay. Maskan ayaa loogu magac daray gabar yar oo 7sano jir ah isagoo loo bixiyey Matilda’s Horned Viper, maskan oo labo sano…

Continue Reading
Uncategorized

5 Qori Ee Ugu Casrisan Marekanka.

iftineducation.com – Shaki kuma jiro inow yahay wadanka aad ugu hormaray uuna leeyahay teknologiyo casri ah aanan laheyn wadamada kale. Qeeb kamid ah waxey isticmaalaayaan sistem aadan ku fikirin waligaa. Website Silicon Alley Insider ayaa soo bandhigay teknolojiyo casri eh ay leedahay dowlada Mareykana. Waa kuwaanaa hadaba. 1. PHASR  qorigaan shiishka loogu tala galay aad ujeedaan qofna dhaawici maayo. Qorigaan snaperka PHASR…

Continue Reading