Uncategorized

Sheeko Gaaban (Nin aan aniga layaabay waaye, adiga maxaad ku tilmaami laheed?

Ninkaan waa waardiye (security guard), wuxuu waardiye u yahayy shirkad wayn, boss ka shirkada iskaleh markasta wuxuu arkaa waardiyahaan aan ku jirin wax qanacsanaan ah, kuma qanacsana shaqada uu haayo, boss ka wuxuu u heestaa ninkaan in uu ka xunyahay ama ku qanacsaneen mushaarka la siinaayo.
Bosska wuxuu bilaabay in uu kor dhiyo mushaarkiisii  si uu unoqdo waardiye firfircoon shaqadiisa ka soo baxa, waardiyihii wali ma uusan qancin xitaa hadii mushaar loo kor dhiyay, bosskii shirkada ayaa arkay ninkaan aan wali qanacsaneen wuxuu go’aan saday in mushaarka ay qaataan shaqaalaha iyo waardiya isla simo oo ninka waardiyaha la tusa in mushaarka uu qaato iyo kawa shaqeeya ay isla egyihiin waxaas oo idl waxaa loo sameenaa ha qanco waardiyaha, wali wuu qanci la yahay.

Markii dambe  waardiyahaan marba sidii loo kor dhinaayay mushaarkiisa wuxuu la mushaar noqday boss ka shirkada, wali wuu qanci la yahay, markii dambe waa loo wacay waxaa la dhahay maxaad ku qanacdaa oo laguu sameeyaa? mushaarka miyaa kuugu yar? maya ayuu dhahay, saacada aad shaqeeso miyaa kuugu badan? maya ayuu dhahay, see rabtaa ayaa la dhahay marka?

wuxuu ku jawaabay waxaan doonayaa in la iga dhigo madaxa shirkada xitaa marabo mushaar, waxaan qanci doonaa markii aan noqdo boss ka shirkada, maalinkaa ayaan qancayaa, jagadaas hala ii daayo mar uun hala i dhaho waa kanaa boss ka shirkada.

sidee u aragtaa ninkaan?
qiso makuugu soo dhacday?
sidee u fasiratay sheekadaan?
fadlan comment kabixi. .