Uncategorized

Ragga Oo U Waasha Haweenka Tilmaamahaan Leh?

Ragga ayaa ku kala dawan ka fakiradda iyo qaabka ay ku xulanayaan qofta ay doonayaan in ay xariirka la sameeyaan , waxa ayna ka eegaan dhinacyo ay ka mid yihiin .

  1. Isku Kalsoonaanta: Ninka ayaa aad u jecel haweeneyda isku kalsoon , isla markaana taqaana sida ay u qaadaneyso go`aanada iyadoo uusan saameyn ku yeelan rayiga dadka kale , ragga haweeneydaas oo kale aad ayay u jecel yihiin waxa ayna aaminsan yihiin in mas`uuliyad ay leedahay .
  2. Midda Leh Madax Banaani: ragga waa neceb yihiin haweeneyda haweenka kale u magan gasha si dhibaatooyinka haysta ula xaliyaan , ninku waxa uu raadiyaa haweenyda taqaan sida ay ku xalisan karto dhibka la soo gudboonaada iyadoo qof kale maciin bidin .
  3. Haweeneyda Degan Happy-ga ah: qosolka iyo farxadda ayaa yareeysa dhibaatooyin maalimeedka waxa ayna haweenka ka saacidaa in ay ka hesho xoogaa nafis ah , hadaba ninka ayaa baadi gooba haweeneyda ka fog muragada .
  4. Haweeneyda Kalkaceylka Leh: Si weyn ayuu u baadi goobaa haweeneyda leh kalgaceylka isla markaana ninkeeda u muujisa jaceylka .
  5. Haweeenyda Ilmaha Jecel: Haweeneyda jecel caruurta waxa ay daryeeshaa caruurteeda mustaqbalka, hadaba ninka naagtaan oo kale waa uu raadiyaa.
  6. Midda Wax Fahmeysa: Ninka kalgaceyl adag ayuu u qaadaa haweeneyda fahankeeda iyo aragtideeda ay fog tahay .