Uncategorized

Maanta oo laga xusay dunida daafaheeda maalinta aids ka aduunka.

Maanta oo ku beegneyd maalinka HIV AIDS oo laga xusay meelo badan oo kamid ah aduunka.

Hay adda uqaabilsan qaramada midoobay ladagaalanka cudurkaan ayaa sheegtay iney kor usii kaceyso tirada dadka uu saameeyay cudurkaan dilaaga ah marba marka kasii danbeeyso.