Uncategorized

Jadwalka Cayaaraha Kubadda Kolayga ( Basketball ) Gabdhaha ee Arab Games 2011 Doha.

Halkaan waxaan idinkugu soo bandhigeynaa Jadwalka Cayaaraha Jaamacada Cabta ( Arab Games 2011) ee  ka furmay Doha qeybta Kubadda Kolayga ( Basketball )  gabdhaha oo dhameystiran iyo sida loo kala galay kaalinta.


Xulka Gabdhaha Qaranka Kubada Kolayga Soomaaliya  (Somali Women’s National Basket Team) ayaa ka badiyay daraad  Gabdhaha Xulka Qaranka Qadar


Sidaas darteed soomaaliya waxey soo gashay kaalinta 4-aad.

Women Preliminary round
Group
Team Pld W L PF PA PD Pts
 Lebanon 4 4 0 332 173 +159 8
 Egypt 3 2 1 305 119 +186 5
 Jordan 3 2 1 205 136 +69 5
 Somalia 3 1 2 129 234 −105 4
 Qatar 3 1 2 156 196 −40 4
 Kuwait 4 0 4 121 390 −269 4