Uncategorized

Barashada Juquraafiga SOOMAALIYA – LABADA WEBI JUBBA IYO SHABEELLE QEYBTA 4-AAD

Qariidada labada webi ee dalkeena

Soomaaliya waxay leedahay labo webi oo la kala yiraahdo Jubba iyo Shabeelle ee ka soo burqada buuraha Itoobiya.
Labada webi waxay ku kala duwan yihiin kala biyo badnaanta. Jubba ayaa weyn oo biyo badan. Jubba wuxuu ku dhammaada badweynta Hindiya.
Shabeella wuxu dhererkiisu yahay 1500km, wuxuuna dalka ka soo gala Beledweyne, wuxuuna soo maraa magaalooyinka Buulo-burte, Jawhar, Balcad, iyo Afgoye.