
Haddaan ninyohow taqaan marka soor la iigu yimaaddo sidaan wax uga bixiyo iyo marka la I siiyo intaan ka cuno iyo markaan waayo sidaan u adkaysto, xalay iga maad seexateen!” Intaa markuu ku yidhi baa buu ninkii martida ahaa iska tegey. Markaasuu bakhaylkiina is ciilkaambiyay.