Uncategorized

Wasiirka Badda oo fara galiyey Xornimadii Wadanka, Jabinayana Sharciga Badda Soomaaliya: Somalitalk.com

Intaynaan jawaabaha su’aalahan u galin aan is la eegno hadalka Wasiirka Badda. Wasiirka Badda oo aan  fahmin macnaha Territorial water inuu ku xiranyahay xoriyada wadankaWasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee DFKMG C/raxmaan Sh. Ibraahim Maxamed oo September 23, 2011 shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, kaddib markii uu safar ku tegey Seychelles, London iyo Kenya ayaa waxaa hadalladiisii ka mid ahaa:…

Continue Reading

Uncategorized

Sharciga Badda Soomaaliyeed oo Af-Soomaali loo rogey 40-sano kabacdi: SomaliTalk.com

Waxaa Af-Soomaali ku tarjumey: SOMALITALK.COM *** Sharciga No. 37 ee Dhul-Badeedka Wadanka (Somalia Territorial Sea) iyo Dekedaha ee soo baxay 10 –kii September 1972 Qodobka 1aad Dhul-Badeedka Wadanka (Somalia Territorial Sea) 1. Dhul Badeedka Wadanka Soomaaliya (Territorial Sea) waa qayb kamid ah badda oo gaaraysa 200 mayl badeed (nautical miles) ee xeebaha qaaradda iyo xeebaha jasiiradaha, oo lagu xadeeyey sida…

Continue Reading