Uncategorized

Madaxweyne Mahmud Abbas oo qaatay go’aan taariikhiya ee raadinta xornimada Falastiin

Jakarta- Madaxweynaha Falastiin Mahmud Abbas ayaa qaatay go’aan taariikhiya oo ku aadan raadinta xornimadooda. Abbas waxoo sitoos ah ugu codsaday Qaramada Midoobay iney aqoonsato falastiin wadan xubin buuxda ka ah Qaramada Midoobay. asagoon ujexan jexeynin kasoo horjeedka Israel iyo Mareykanka, Abbas waxow gacantiisa ugu dhiibay qoraalka formalka hoghayaha Qaramada midoobay Ban Ki-moon. Dalabka Abbas waxaa taageeray inkabadan 120 dal. Abbas…

Continue Reading

Uncategorized

Dowlada Falastiin oo codsatay iney kamid noqoto xubin katirtsan Qaramada Midoobe

Hadii dalabka dowlada Falastiinyinta la’aqbalo iney kamid noqoto xubinkatirsan Qaramada Midoobe, waxey kahelaayaan faa’ido badan dowlada Falastiin, waxaa kamid ah faa’idooyinka ugu weyn booska Falastiinyiintu lamid noqonmaayo midka Kasmir, Filipinta koonfureed iyo Thailanta koonfureed. Intaan ka aheyn jiritaanka dowlada falastiinyiinta, faa’idada kale ee uleedahay inay kamid noqdaan xubin  qaramada midoobay  waxa weeye nasiib iney uyeelankarto iney kamid noqdaan falastiinyiinta xubnaha…

Continue Reading

Uncategorized

Isticmaalka internetka ee komputerka (PC) oo qadka kasii baxaayo.

LONDON- Mudo kooban afarsano dib udanbeyso, isticmaalka internetka ee qadka tabletka iyo telefonada gacanta ayaa lasheegay iney qadka kasaari doonaan isticmaalka internetka ee qadka PC ga, sida lagu sheegay cilmi baaris cusub. Sida lagu qooray PC Advisor, Arbaco (14/9/2011), dunida PC ga sidaas ay tahay wali qadka kama bixin laakiin waxaa lasheegay in cimrigeeda kaharay maalmo latiriyo. Maxaa yeelay cilmi…

Continue Reading