Uncategorized

Wiil iyo Aabihiis ku kulmay facebook-ga 37 sano kadib

Andy Spiers Corbett dan Graham Corbett (Foto:Telegraph)

iftineducation.com – LONDON, Facebook waxoow saamaxay inoow dib ukulan siiyo wiil iyo aabihiis oo kala maqnaa 37 sano.


Graham Corbett waa aabo asal kasoo jeedo Leicester, Inggris lama kulmin wiilkiisa Andy Spiers Corbett, lagaso bilabo illaa iyo markuu laba jirka ahaa canugiisa. Hada wiilkaan (Spiers-Corbett) oo dadiisa tahay  39 jir waxow lakulmay walidkiisa kadib markuu ku qoray magaca aabihiis Graham Facebook-ga. 


“Dhacdadan marwalban kufakari jiray, waligey lama xariirin aabahey, waxaana jeclaay inan mar un lakulmo,” ayuu yiri Spiers sida lagu dabacay Telegraph, taladadi (11/5/2010).

“Waxan isku dayay inan kuradiyo facebook-ga marar badan, laakiin kadib markan radiyay hada waxa iisoo baxday 15 qof oo magaca graham Corbetts wata, waxan fiiriyay profile-kooda mid-mid illaa iyo markii danbo aan ka arko aabahay anigo isticmalayo wajigeyga, waan iska ooyay kadib markaan ogaaday inow aabahay yahay,” ayuu yiri Spiers.

Kadib markuu arkay waxow sitoos uwacay Graham oo ah hoolgab Armoured Corps. “Tani waa wax cajaaiba, lakin anaga wey noosahlanatay inan wada xariirno, waan aaminiwayay arinkan waqti badan lama kulmin wiilkeyga,” ayuu yiri Graham. (Aden yo)