Uncategorized

Taariikh-da Shiikh Shariif shiikh ahmad laga so bilaabo 2006-2010 Marxaladihii isbed-beddelkiisa oo wata sawirro.

Shiikh Shariif 2006       Shiikh shariif 2009 Aqoon badan uma lihi Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxase igu maqal ah inuu yahay nin reer Mahadaay ah oo mar waxbarasho u tagay Suudaan ka dibna u gudbay Liibya halkaasoo uu ku sii dhameystirtay waxbarasho la xiriirta afka Carabiga iyo maadada Joqoraafiga. Markii uu Soomaaliya ku soo noqdayna waxa Sheekh Shariif uu…

Continue Reading

Uncategorized

Kitaabkii Saahid Qamaan… Agabar Asluubaysan

Source: By Somalimirror Kitaabka Saahid Qamaan ee aan qormadan ku soo bandhigayno waxaan uga jeednaa tix gabay ah oo uu afadiisa ku waaniyay oo uu isagu ku sheegay inay tahay kitaab idil sida ku iman doonta gabayga.    Gabaygan tarbiyadda ama agabarka xanbaarsan ee uu saahid ooridiisa ku hanuuniyay wuxuu in badan ka duwanyahay gabayo kale oo ay suugaanayhanno kale…

Continue Reading

Uncategorized

Sideen u Fahamnaa Qur’aanka?(Qeybta; 3,4,5,6).

Qeybta: 3 aad  Markaana hadii aan u sii Gudbo Qeybtii Sadaxaad ee Maqaalkii Cinwaankiisu ahaa:Sideen u Fahamnaa Qur’aanka, waxaan Qeytaan kusoo qaadan Doonaa Labada Suuradood ee kala ah Aala-Cimraan iyo Al-Nisaa.  Suurada 3aad Aala Cimraan: Suurada Aala-Cimraan waxey ka mid tahay Suuradaha aadka u Dheer, waana Suurada Sadaxaad Xaga Tartiib ahaan, Sababta loogu Magacaabay Aala Cimraana waa in ay Suurada si…

Continue Reading

Uncategorized

Sideen u Fahamnaa Quraanka?. Q:2aad.

Q:2aad. Qur’aanka Kariinka ah waxaa uu ka kooban yahay 114 Suuradood waxaana loo kala qeybiyaa Juz ahaan 30 Juz ayadoo Juz kastana uu ka kooban yahay laba Xizib, ayadoo uu halkii Xizibna ka koobmayo ilaa 4 Maqro,..taasoo macnaheedu noqanaayo in halkii Juz uu ka kooban yahay 8 Maqro. Marka hadii aan Dul Istaagno Suuradaha ugu Sareeya Qur’aanka kuwaasoo uu ka…

Continue Reading

Uncategorized

Sideen u Fahamnaa Quraanka?. Q:1aad

Q:1aad  Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka iyo Sharciga Diinta Islaamka, waa Kitaab Xambarsan Taariikhihii Caalamka laga bilaabo Habka Koonka lo abuuray ilaa iyo sida u ku gabagaboobi doono Caalamka marka la gaaro Saacada Qiyaamaha Dhicitaankeeda, taasoo macnaheedu yahay Kitaabka Qur’aanku waa…

Continue Reading

Uncategorized

Baro folder RECYCLER, Recycled iyo recycle bin

Sida cadiga ah markaan fureyno windows explorer, ama aan soo sareyno folder naga qarsoonaa,mararka qaar waxaan araknaa folder magaciisa yahay RECYCLER ama Recycled. Mungkin inta badan waad kawarheysaan Recycle Bin, laakiin xaqiiqdi wa maxay shaqadiis folder kan amow khatar uyahay kompuerka ? Halkan waxaan idiinkugu soo gudbinaayaa sharaxaad kusaabsan folder-adan iyo xiriirka kala dhaxeyo Recycle Bin. Waa maxay folder RECYCLER…

Continue Reading

Uncategorized

5+ Website ugu waaweyn ee laga download gareysto Software Bilaash ah

 Situs Besar Download Software Gratis Kategori Website | 9,552 views | 60 Comments dadka sida joogtada ah ugu download gareysto software bilaash ah  internet-ka, dabcan waxey leeyihiin ciwaan khas ah ay si joogto u booqdaan. Website yada laga download gareysto software bilaash ah aad ayey u badanyihiin, laakin badidoda tetapi dari sekian banyak tidak semua memberikan koleksi lengkap, kemudahan, review atau fitur menarik…

Continue Reading

Uncategorized

Wiil iyo Aabihiis ku kulmay facebook-ga 37 sano kadib

Andy Spiers Corbett dan Graham Corbett (Foto:Telegraph) iftineducation.com – LONDON, Facebook waxoow saamaxay inoow dib ukulan siiyo wiil iyo aabihiis oo kala maqnaa 37 sano. Graham Corbett waa aabo asal kasoo jeedo Leicester, Inggris lama kulmin wiilkiisa Andy Spiers Corbett, lagaso bilabo illaa iyo markuu laba jirka ahaa canugiisa. Hada wiilkaan (Spiers-Corbett) oo dadiisa tahay  39 jir waxow lakulmay walidkiisa…

Continue Reading