Uncategorized

Allaha unaxariistee Al-Fanaan Xasan Diiriye Faarax oo geeriyooday.

Allaha u naxariistee Fanaankii weynaa ee Xasan Diiriye Faarax ayaa ku geeriyooday dalka Kuwait sida uu Saxaafadda u xaqiijiyay wiil uu dhalay oo lagu magacaabo Saleebaan Xasan Diiriye. “ Allaha u naxariisto Aabe Xasan Diiriye wuu geeriyooday,wuxuuna u geeriyooday xanuun uu mudo la liitay oo lagu daweynayay dalkaan Kuwait”ayuu yiri Saleebaan Xasan Diiriye. Raxmo Xasan Diiriye ayaa hore Website Waagacusub.net…

Continue Reading

Uncategorized

Allaha unaxariistee Wariye Abwaan Cabdalla Nuura diin Axmed oo Muqdisho ku geeryooday .

Waxaa galabtey ku geeryooday magalada muqdisho Wariye Abwaan Cabdalla Nuura diin Axmed oo ahaa wariye iyo abwaan si ween laga yaqaan guud ahaan dalka soomaaliya mudo badana ka soo shaqeeyay saxaafada iyo fankaba Cabdalla Nuura diin Axmed waxaa lagu xasuusta ama lagu yaqiiney in uu ahaa nin abwaan ahan oo bulshada soomaaliyed ay si ween u jacleed sidoo kale waxaan…

Continue Reading

Uncategorized

Weriyeyaal iyo Fanaaniin ka hadlay taariikhda Cabdalla Nuuradiin Axmed+daawo sawiro.

Fanaanka weyn ee Cumar Shooli ayaa tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ka tegay Abwaan Cabdalla Nuuradiin Axmed,wuxuuna Cumar Shooli xusay in Ustaad Cabdalla uu ka dhignaa qabiir ku xeeldheer,dhinacyada Diinta,Hal abuurka Suugaanta iyo Saxaafadda. “ Heesaha aan qaado intooda badan Abwaan Cabdalla ayaa hal abuuray,DOOQAGU WUXUU RABO KOLAAN DEYNBA KUU GALO WELI DIIDAY KUMA ORAN,NAFYAHEEY WADAAD IYO WELIGII…

Continue Reading

Uncategorized

Wasaarada arimaha dibada Norwey oo sharaxday dooda bada Somalia iyo Kenya.

Wasaarada arimaha dibada Norwey oo sharaxday dooda bada Somalia iyo Kenya. Kullan  ayaa ka dhacay wasaarada arimaha dibada Norweey oo xildhibaan Abdi Abshir oo katirsan guddiga xiriirka wadashaqeeynta  caalamiga ah uu  kulla kulmay  khubaro  iyo diplomaasiyiin. Halkaas oo si balaaran looga wadahadlay arimaha dooda bada ee Kenya iyo Somalia. Kullankaas oo qaatay 2 maalmood, waxeey maalintii u horeeysay is dhafsadeen …

Continue Reading

Uncategorized

Raaxada Guurka 1-aad

BAABKA KOOWAAD GOGOLDHIGGA GUURKA GUURKA IYO MOWQIFKA DIINTA Guurku diinta waa u gargaar, shaydaanka waa u gablan iyo hoog, waana gaashaan adag oo cadowga Eebbe laga galo, waxaana ku badata ummadda Islaamka si ay ula tartanto ummadaha kale. Eebbe waxa uu Aayaddiisa Qur’aanka ah ku leeyahay: (U guuriya xaaslaawayaasha idinkamidka ah iyo addoomadiinna kuwooda wanwanaagsan “rag iyo dumarba”. Hadday sabool…

Continue Reading

Uncategorized

Italian campaigns HISTORY PAGE Somalia in the late 19th century. The dawn of fascism in the early 1920s heralded a change of strategy for Italy as the north-eastern sultanates were soon to be forced within the boundaries of La Grande Somalia according to the plan of fascist Italy. With the arrival of Governor Cesare Maria De Vecchi on 15 December…

Continue Reading

Uncategorized

Dervish resistance

Dervish resistance Mohammed Abdullah Hassan’s Fort Taleh. Somali resistance to foreign powers began in 1899 under the leadership of religious scholar Sayyid Mohammed Abdullah Hassan, Ogaden sub-lineage of the Darod tribe and his mother was Dulbahante sub-lineage of the Darod tribe. Their primary targets were their traditional enemies the Ethiopians, and the British who controlled the most lucrative ports and…

Continue Reading

Uncategorized

Downfall of Siad Barre (1986 – 1992)

The Somali Civil War is an armed conflict in Somalia that started in 1988. 1988. Downfall of Siad Barre (1986 – 1992) Main article: Somalian Revolution (1986-1992) The first phase of the civil war stemmed from the insurrections against the repressive regime of Siad Barre. After his ousting from power, a counter-revolution took place to attempt to reinstate him as…

Continue Reading

Uncategorized

Huseen Aideed Announces Run for Somalia Presidency

Katy Salmon Nairobi, 06 May 2003 (VOA News) – Somali warlord Huseen Aideed Tuesday declared his intention to run for the presidency of his war-torn country. His announcement comes as delegates at a reconciliation conference in Kenya are working to select an interim leader for Somalia. Mr. Aideed, a former U.S. Marine and the son of the famous Somali warlord…

Continue Reading

Uncategorized

Who Are The Somali Bantu?

Who are the Somali Bantu? The descendants of six African tribes in East Africa, the Somali Bantu are not native Somalis. Their ancestors were taken from their native lands by Arab slave traders in the 18th and 19th centuries and sold through the Zanzibar slave market. How were they persecuted? The Bantu endured several centuries of toil and deprivation as…

Continue Reading