Uncategorized

Gobolka Ogaden oo laga helaya Ceelal Shidaal

Jig-Jiga -Shirkad laga lee yahay dalka Canada ayaa waxay waddaa sahmin Saliida adag iyo qayraadka dabiiciiga ah ee  ka buuxa gobolka  lagu magacaabo Kilinka shanaad, ee dhulka ismaamulka Soomaalida, ee dalka Ethiopia. Shirkadaasi ayaa shaacisay in ay ka heshay gobolka Ogaden labad fadhi oo saliida adag ah, balse horaantii waxaa sidoo kale Shirkad laga lee yahay dalka Sweden oo  lagu…

Continue Reading

Uncategorized

Murtadad Ayaan Xirsi oo qortay buug ay ku aflagaadeyneyso Nabi Muxammed NNKH

Naag  Asalkeedu soomaali yahay oo ka baxday diinta islaamka, laguna magacaabo Ayaan Xirsi Cali, ayaa bilowday in ay buunbuunin  u sameyso buug cusub oo ay cinwaan uga dhigtay “REER BAADIYE ” kaas oo ay  ku aflagaadeyneyso nabigeenna Muxamed NNKH. Ayaan Xirsi, waxay ka riddowday diinta islaamka, waxayna horay u dhigtay filimaan dhowr ah oo ay wax uga sheegtay diinta islaamka iyo…

Continue Reading

Uncategorized

QM oo Shaaca ka Qaaday in Heshiiskii Is-Afgarad ee Badda (Somalia & Kenya) uu yahay Waxba kama Jiraan

Qoraal kooban oo March 12, 2010 lagu faafiyey shabakadda rasmiga ah ee Qarammada Midoobey (UN) ayaa shaaca ka qaaday in Heshiiskii Is-fahamka (MOU) ee dhex maray DFKMG iyo Kenya “in Baarlamaanka Federaalka kumeelgaarka ay diideen is-afgaradkaas, sidaas daraadeedna waa in loo tixgeliyo mid aan lagu hawl geli karin ama la cuskan karin”. Qormada kooban ee UN-ka ayaa u qornayd sidan:…

Continue Reading

Uncategorized

Usuulu-Thalaatha-Soomaali ku tarjuman

كتاب ثلاثة الأصول                  للإمام محمد بن عبد الوهاب رحمه الله تعالى                       وترجمة معانيه إلى اللغة الصومالية                   بسم الله الرحمن الرحيم Magaca Allaah ayaan ku bilaabay Naxariista guud ku sifaysnaa (bi macnaa u naxariista khalqigiisa dhan Muslimiin iyo Gaalaba) Naxariista gaarkana ku sufaysnaa (bi macnaa Mu,miniinta si gaar ah ugu naxariista Maalinta Aakiro). {Fiiro gaar ah : Mu,alifka…

Continue Reading

Uncategorized

New York Times iyo Audit oo shaaciyay fadeexad Madaxweyne Shariif,Eenow,Abukar Cadaan iyo Deeylaaf

Xilli lagu wado in Maxamed Deeylaaf iyo Abuukar Cumar Cadaan la xanibo dhaqaalahooda,laguna daro liiska argagixisada Caalamiga ayey soo shaac baxday fadeexad aan ka yareeysan karin oo ay soo saartay Hay’ada hanti dhowrka iyo dabagalka u qaabilsan Qaramadda Midoobay. Arrinta la yaabka iyo amakaaga badan ee Wargeyska New York times qoray,laguna helay dabagal waxay tahay in Shariif Sakiin uu xaaska…

Continue Reading

Uncategorized

Somalia Food Aid Bypasses Needy, U.N. Study Says

Somalia Food Aid Bypasses Needy, U.N. Study Says Jehad Nga for The New York Times In Madena, outside Mogadishu, Somalia, soldiers with the transitional government guarded a district commissioner’s office. As much as half the food aid sent to Somalia is diverted from needy people to a web of corrupt contractors, radical Islamist militants and local United Nations staff members,…

Continue Reading

Uncategorized

Naagta ugu luga dheer aduunka oo la kulantay ninka ugu yar dunida.

Waxaa ku kulmay bartamaha magaalada London Hi Pinpin oo dhererkiisu yahay 73 cm una dhashay dalka China ayaa loo doortay ninka ugu jab yar adduunka, waxuuna la kulamayaa sida aad daawaneysaan haweeneyda ugu lugaha dheer caalamka oo lagu magacaabo Svetlana Pankratova waxayna gaarayaan dhererka lugaheeda ilaa iyo 132 cm oo dherer ahaan aad uga dheer mr Pimpimp oo istaagsan lugaha…

Continue Reading

Uncategorized

ANNIKA IRMLER OO NOQOTAY GABADHA UGU CARAB DHEER DUNIDA

Annika Irmler oo ah gabar u dhalatay Tangstedt oo ah tuulo ku dhaw Magaalada Hamburg ee dalka Germany ayaa loo caleemo saaray inay gabadha adduunka ugu carab dheer iyadoo carabkeeda dhirirkiisa uu noqday 70mm (7cm) Annika ayaa lagu qoray amaba lagu xaqiijiyay inay ugu carab dheertahay adduunka buuga lagu qoro dadka adduunka ugu mucjiso badan ee loo yaqaano Guinness World…

Continue Reading

Uncategorized

Masaariyad dhashay 7 Mantaano+Daawo

Ghazala Khamis oo ah haweeney 27 jir una dhalatay Dalka Masar ayaa ayaa cisbitaal ku yaalo Magaalada Waqooyi ee Alexandria oo lagu magacaabo El-Shatbi Hospital ku dhashay 7 caruur mataano ah sabtidii lasoo dhaafey iyadoo mataanahaan ay afar yihiin wiilal halka sedexda kalena ay yihiin gabdho. “Xaaladda caafimaad ee caruurtaan iyo hooyadood ayaa ah mid aad u fiican balse ay…

Continue Reading