Uncategorized

Badda somalia

Maxaad Kala Socotaa in Badda Soomaaliya ay Qarka u Saaran tahay in Lala Wareego Bisha May 13, 2009? Waxaana dhici karta in Badda Soomaaliya lagu wareejin doono Hay’ad hoos timaada Qarammada Midoobey si ay uga kirayso dalal shisheeye.. CILMI-BAARIS | SOMALITALK.COM | February-April, 2009 Tusmo: Furfuritaan Hordhac Xeerkii Hore ee Badaha Adduunka Soomaaliya iyo Xeerkii Hore ee Badaha Adduunka Xeer…

Continue Reading