Uncategorized

Somali pirates living the high life

By Robyn Hunter BBC News “No information today. No comment,” a Somali pirate shouts over the sound of breaking waves, before abruptly ending the satellite telephone call. They wed the most beautiful girls; they are building big houses; they have new cars; new guns Garowe resident Abdi Farah Juha Life in Somalia’s pirate town Somali pirates face battles at sea…

Continue Reading
Uncategorized

Raaxada Guurka 1-aad

BAABKA KOOWAAD GOGOLDHIGGA GUURKA GUURKA IYO MOWQIFKA DIINTA Guurku diinta waa u gargaar, shaydaanka waa u gablan iyo hoog, waana gaashaan adag oo cadowga Eebbe laga galo, waxaana ku badata ummadda Islaamka si ay ula tartanto ummadaha kale. Eebbe waxa uu Aayaddiisa Qur’aanka ah ku leeyahay: (U guuriya xaaslaawayaasha idinkamidka ah iyo addoomadiinna kuwooda wanwanaagsan “rag iyo dumarba”. Hadday sabool…

Continue Reading
Uncategorized

Raaxada Guurka 2-aad

BAABKA LABAAD AQALGALKA GABADHA UDHISA GACALKEEDA Gabadha intaan gacalkeeda loo guri geyn, waxaa loo baahan yahay in loo dhiso, loona naashnaasho. Saciid bin Al-Musayib wuxuu ibni Cabbaas (RC) ka weriyey inu yiri: Rasuulku (Sallallaahu calayhi wasallam) kolkuu gabadhiisa Faadumo (RC) u guurinayey Cali (RC), wuxuu haweenkii ku yiri: “Gabadheyda Faadumo waxan u guurinayaa ina adeerkay Cali. Waanad ogsoon tihiin halkay…

Continue Reading
Uncategorized

Raaxada Guurka 3-aad

BAABKA SADDEXAAD GALMADA GOGOLXAAR GUUD Dad badan baa aaminsan in sida ay ragga iyo dumarkoodu isugu galmoodaan oo laga sheekeeyaa tahay wax ceeb ah oo ay habboon tahay in laga aamuso, waxaana weeye “waa siday ku andacoonayaane” wax Eebbe dadka ku abuuray oo qofku iyadoon looga sheekeyn uu keligii baranayo, fahamka caynkaas ahise waa mid runta ka fog. Waxaa jira…

Continue Reading
Uncategorized

Raaxada Guurka 4-aad

BAABKA AFRAAD CAAFIMAADKA GALMADA ILA TALIYA OO INTEE JEER BAAN U TAGAA? Waxaa mar kasta dhakhaatiirta u yimaada dad doonaya inay kala tashadaan inta jeer ee ay isu galmoon karaan iyadoon wax dhibaato ahi ku imaan caafimaadkooda. Ha yeeshee, lama helayo jawaab ku wada habboon dadka oo dhan, sababta oo ah bani’aadmigu waxa uu ugu kala duwan yahay rabitaanka jinsiga,…

Continue Reading
Uncategorized

Raaxada Guurka 5-aad

BAABKA SHANAAD TURXAAN-BIXINTA NOLOSHA QOYSKA WAAJIBAADKA NINKA Sida uu imaam Abuu Xaamid Al-Gasaali (Eebbe ha’u naxariisto eh) ku qoray kitaabkiisii (Ixyaa’ Culuumid-Diin), ninku kolka uu guursanayo, waxaa waajib ku ah inuu fiiro u yeesho, ushana dhexda u qabto laba iyo toban arrimood oo muhiim ah, kalana ah: 1- Waliimada (Sabta=Alla-bariga) la sameeyo habeenka aqalgalku waxa weeye sunno, waxaanad ka garan…

Continue Reading
Uncategorized

Raaxada Guurka 6-aad

BAABKA LIXAAD CINIINNIMADA NINKA WAA MAXAY CINIINNIMADU? Guurku si uu aragga dabool ugu noqdo ibtana gaashaan, waa in labada isqaba mid waliba rabitaankiisa kan kale kaga haqabbeelaa, isna ka haqabtiraa. Haddiise midkood howshiisii gudan waayo (taasi oo ku imaan karta aqoon-darri ama awood-darri (Ciniinnimo) amaba iimaan-darri), qoysku waxa uu markaasi qarka u saaran yahay inuu burburo. Ciniinnimadu waxa weeye kolka…

Continue Reading
Uncategorized

Raaxada Guurka 7-aad

BAABKA TODDOBAAD UURAYSIGA IYO MADHALAYSNIMADA MACLUUMAAD GUUD Mowduuca uuraysiga iyo madhalaysnimadu waa mowduuc aannu is leennahay aad iyo aad buu ahmiyad ugu leeyahay cid kasta oo Soomaali ah oo doonaysa inay guri degto ubadna daadihiso, maxaa yeelay waxaa ku jira macluumaad hadduu qofku fahmo uu kaga maarmi karo dhakhtar raadin iyo dhibaatooyinka dhaqaale ee daba jiitamaya, kol hadday ummaddu isaga…

Continue Reading
Uncategorized

mesothelioma law firms

Previously obtaining a mesothelioma diagnosis was almost impossible. Medical profesionals were reluctant to precisely diagnose a condition that had no direct known cause. Mesothelioma research has uncovered the correlation between mesothelioma cancer and asbestos exposure. Due to this research mesothelioma law and an able bodied attorneies, dedicated to handling such cases, we hope you can identify a suitbale pracitce to…

Continue Reading
Uncategorized

Raaxada Guurka 8-aad

BAABKA SIDDEEDAAD BARBAARINTA UBADKA (Waxaan qoraynaa waxay hormarsadeen iyo raadkooda: Suurat Yaasiin:10) Ilaahay subxaanahu watacaala qofka uma qoro oo qura camalka uu la yimaado inta uu nool yahay, balse waxa kale oo uu u qoraa raadka uu ka tago kolka uu geeriyoodo hadduu kheyr ahaa iyo hadduu shar ahaa intaba. Haddaba, maadaama ay carruurtu yihiin raad bani’aadmigu ka tago ka…

Continue Reading